26th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland cabdiweli Gaas oo soo gutay waajibaadka Xajka ayaa soo  gaaray Dubai

Madaxweyne Gaas iyo waftigii uu hogaaminayey ee ku maqnaa gudashada waajibaadka Xajka ayaa galabta soo gaaray Dubai.

Madaxweynaha oo casuumad rasmiya ka helay Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa in uu labada maalmood ee soo socota uu kusii sugnaado Dubai.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*