26th April 2024  admin  Category :

Magaalada Hargeeysa ayaa waxaa laga cabanayaa inta badan waddooyin xummo baahsan taas oo soo jiitameeysay waqti dheer. Cid wax ka qabata dhulkaas waxaa ugu danbeesay dawladdii Kacaanka, siyaasiyiinta Hargeeysa waxa kalliya ay dadka ku soo kordhiyeen lunsashada hantida shacabka. Hal hees ayaa wuxuu ahaa, “Timir ayaan jarnay, tiintiin ayaanse beernay.”

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*