27th April 2024  admin  Category :

Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta soo gaaray Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarx Juxa waxaa Garoon diyaarada Magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug.

Soo dhawayn kadib wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya waxa uu gaaray koonfurata Magalada Gaalkacayo waxaana kulamo Saxaafada dibad joog katahay uu layeesha Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug waxa uuna kala hadlay Arimo ay ka midyihiin Xoojinta Nabada Magaalada Gaalkacyo

Wasiirka iyo Masuuliyiinta ka socda Puntland ayaa waxa ay Afur loogu sameeyay dhina konfreed ee Magaalada Gaalkacyo waxaana afurka kadib ay kulan laqaateen Odaayasha Dhaqanka Galmudug waxaa uuna ku boriyay in la xoojiyo Qodabadii la sheeyiyay nabadgalyada Gobalka Gaar ahaam Magaalada Gaalkacyo

Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa waxa uu sheegay in Dowlada Soomaaliya ay taagarays Qodabadii ka koobnaa 7 qodob ay ku heshiyee Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug .

Hoos ka Daawo Sawirro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*