8th May 2024  admin  Category :

Wasiir Gallan oo Ka Warbixiyey Shir uu Kaga Qaybgalay Muqdisho.

Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland ayaa ka warbixiyey shirar looga hadlayey arrimaha ammaanka oo uu kaga qaybgalay iyo guulaha ay Puntland kala soo hoyatey shirarkaasi ka dhacay Muqdisho.

https://youtu.be/ViQG_zey1l4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*