18th December 2017  admin  Category :

Daawo Dahab shiil iyo SNM Bahdilaadka ay ku hayaan Bulshada ku nool Koonfyrta Somaaliya oo iyagu aadka u jecel

Sawirka sare , wuxuu ka mid yahay dhacdooyinka dhiiri geliya in Beesha Isaaq sawir khaldan  ka bixiyaan Soomaalida inteeda kale. Iyaga oo leh Anagu dimoqraadiyad ayaan wax ku dooranaa , hase ahaatee Soomaalida Koonfureed  iyagu maaha dad is maamuli kara oo aan la sii joogi karno ee Caalamku waa in uu na ictiraafaa si aan wax ula qaybsan Budhcad badeed iyo alshabaab

One thought on ““Walawayntu isma maamuli karaan”

  1. yusuf

    Democraatiyada SNM waxaa ka mid ah wax aduunka ku cusub oo ah in saacado kaliya ka dib doorashada uu xisbi walba u dabaal dago ku guuleeysashada doorashada ayada oo aan lagu dhawaaqin natiijada doorashada. Taas waa ilbaxnimada SNM.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*