26th April 2024  admin  Category :

Qaswadayaasha caan baxay ee ka howl gala gudaha Soomaaliya , oo qaarkood aan hal cod ka helin doorashaddii dhowaan ka dhacday dalka Soomaaliya markii lagu tartamayey xilka qofka noqonaya madaxweynaha Soomaaliya, ayaa markii lagu soo dari waayey golaha wasiirada cusub ee  Soomaaliya waxay soo saareen baaqan ay ku doonayaan inay fawdo iyo qas cusub abuuraan gudaha Soomaaliya . Intooda badana waa qurba jog haysta Baasabooro dibadeed

Sawirka kare waa Deni,  waa wasiirkii hore ee qorshaynta Qaranka Soomaaliya oo markuu xilkaas hayey   Shacabka Soomaaliyeed   laga musuqmaasaqay lacagta ugu badnayd

 

Codadkii ay heleen wareegii kowaad siyaasiyiinta baaqan soo saaray markii ay u tartamayeen xilka madaxweynaha Soomaaliya

1 -Jibriil Ibraahim Cabdulle 1-cod
2  -C/qaadir Cosoble Cali 25-cod
3- C/raxmaan C/shakuur Warsame 9-cod
4-  Saciid C/llaahi Deni 18-cod
5-  Cali Xaaji Warsame 3-cod
6  -Cabdulahi Cali Axmed (Cadow) 14-cod
7- C/naasir Maxamed Cabdulle 6-cod
8- Xaaji Maxamed Yaasin 2-cod
9-  Cabdulahi Cilmooge Xirsi 0-cod
10 -Maxamuud Maxamed Culusow 0-cod
`9-Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) 2-cod
10- Maxamed Cali Ameeriko 0-cod
11-Saciid Ciise Maxamuud 1-cod
12- Maxamed Axmed Jabarti 1-cod
13-Maxamed Cabdirisaq 0-cod
14-Bashiir Raage Shiiraar 0-cocd
15- Axmed Maxamed Cabdi 0-cod

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*