1st May 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya waa u fududahay inay yiraahdaan 1991 ayaa lagu laabanayaa, Laakiinse xasuurta ayaa ka lunta marka la waydiiyo wixay   ay ka ogaayeen wixii ka dhacay 1991 Muqdisho, Dadkii safarka ahaa ee dagaalka Muqdisho ka soo carari jiray  ee lagu xasuuqi jiray Beledweyn, Qaxootigii Soomaaliyeed ee ka soo barakacay Itoobiya ee Yaxaaska lagu siiyey webiga Shabeele ee mara Jalalaqsi iyo Ciddii ka dhigtay magaalada  Baydhabo magaaladii dhimashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*