20th October 2017  admin  Category :

Siyaasiyiinta beesha Isaaq dhexdhexaad kama aha badda ay Soomaalida iyo Kenya ay isku haystaan. Waxayna la jiraan Kenya. Waxay Kenya iyo Itoobiya ugu baaqeen inay Walawaynta qabsadaan

6 thoughts on “Siyaasiyiinta Isaaq maxay ka aaminsan yihiin Badda laysku haysto

  1. cawramale warsangeli

    kkkkkkkkkkkkkkkkk ku ye dawlad ban nahay ilay nimaan xishoonayn/ waxan xusuustay sheeko laga qoray 1977 STREET dalka UK ah Englan London oo a odhan jiray forestonian street. Street kaasa la yiri wa la dumainayaa oo dawladu go,aan ku gaartay ianay ka dhigto Industerial area, Ka bacdi waxa diiday dadki deganaa in la dumaiyo, waraaqay u qoreen dawladii dhexe inan la dumin waxay u tageen oo ergo u dirsadeen xildhibaanadii halka laga dooran jiray lain dawladii wa diiday go,aana waxau ku gaadhay ianay dumiso sreetka, ka dib dadkii streetka degana ba isu yimi oo shiray waxayna yiraahdeen hadii dalwladii ian diiday oo aynu kaa daalay maynu ku dhaqaaqno ianan ka goosa ay UK. Waxay ku dhawaaqeen dawlad iyo ianay ka goosteen Uk waxay dhisaan gole parkaiment, waxay doorteen wasiiro iyo Prime minister, wasiirka arimaha debeda waxay ka dhigteen nin gaaban oo indha adag oo aan mergan, waxay ku dhawaaqeen forestonian republic waxay waraaqo u qorteen Unta uraurada caalamiga ah sida international post service ka waxay samaysteen passort, Markad Bus ka soo degtid oo aad streetka soo gaadhid ba waxa kaa hor imanaya dad xiran garan maan ay ku qoran athay small is beautiful ku so dhowaada forestonian republic. hada wa street London ka tirsan waxa ka soo degeen Bus kii u kala gooshayeyey London dhexdeeda.
    Wa sidan ninkan oo passport ku xajka ku aada yahay kii Somalia, boosaaso ka soo qaata bagaashka, mashaariixda dawlada dhexe u saxiixdo hadana kule ku soo dhowaada SL SOUNDS SIMILAR
    caalin shire

    Reply
  2. Ninsare

    Waar warsangali dantiina raacda puntand 3dalqadood way idinsiisay maalin iyo habeena waxaad lasooo taagantihiin waan wada dhisanay adigoo og inaad u dhistay oo card lagugu buuxsaday somalia waxba idiinma hayso xaasidka iska daaya somaliland ayaad tihiin xanta iska daaya iyo tell habeenkii isku dirtaaan ee aan waxba kordhin ducaysta xasadka iskadaaya

    Reply
  3. cawramale warsangeli

    Nin sare Warangeli iska dhaf dalkiisa iyo dadkiisii qarnigii 18aad dhirtiisa xaquuq lahayd iyo sharci ilaaliya. markaa adiga awoowayashaa madaxooda caws baa ka bixi jiray. mMarka akla baro dadka wax loo sheego iyo kuwa wax sheega sxb.

    Tan kale Warsangeli wa Dawaldii Salldanadii waqooyiga soamliya wana Sldanada keliya ee lahayd golayal dawladeed, ciidamao, sharci, xad gelina jirtay heshiisyo caalamiya iyaganu taa waxay ka doorteen soamlinimo. Marka ma kula tahay inay yeelanayan ninkii Galka ugurta u siday inay dawlad ka dhiggaan qabiilkiisa WAARIYO .

    Reply
  4. cawramale warsangeli

    Nin sare malaha reer aha iskaga qldamaye cida meel walba la taagan hanala furo oo koonfuri hana furto wa dadka togdheer iyo waqooyi galbeed, xitaaa garta anagaa nalo keenay lakin walahayaga soamliyeed waxanu u sheegnay inaan guur jirin mar hadan guur jirina cid la furaa anay meesha jirin . kkk lakin Ethopia iyo kenya isaga dhuumo intan aan daka u talinaya oo biliiqo iyo qudba sired ha kugu qabeen aan xalaal iyo sharci ahayn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*