23rd October 2018  admin  Category :

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Maanta Qabsoomey.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay Duulaanka uu Maamulka Hargeysa kusoo qaaday deegaamada Puntland iyo Hannaanka Cadaaladda Dawladda Federaalka Soomaaliya.Abdalla Guure

SlÄet op af Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV i 31. maj 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*