27th April 2024  admin  Category :

Dawladda Noorweey ayaa waqti dheer dooneeysay ineey soo saarto shidaalka ku jira dalka Soomaaliya, iyadoona ay la kulmeen madaxweeynayaashii kalla danbeeyey ee soo maray dalka Soomaaliya.

Hase ahaatee, Norweey ayaa u muuqata mid dalka Keenya garab ku siisay sidii ay dhulkaa Soomaaliyeed shidaal ay ugala soo bixi laheed, waxaana callaamatu su’aal saaran tahay sida Norweey loo aamini karo maadaama ay Keenya la jeclaatay shidaalka ku jira dalka Soomaaliya.

Barnaamijka Dareenka Shacabka ayaa lagu lafa guray arrimaha shidaalka ee Soomaaliya iyo arrimaha ku gadaaman.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*