1st May 2024  admin  Category :

Weli Ma aragteen Beesha Isaaq oo raali gelin ka bixinaysa Af xumada ay Faysal Cali Waraabe iyo kuwa la midk ah ay u gaystaan beelaha Soomaaliyeed . Hadaba hoos ka daawo niman Daarood sheeganayo oo beesha Isaaq ka raali gelinaya in nin ka soo jeeda Beesha Dhulbahante uu 18 may ku sheegay inay tahay maalin iyaga beel ahaan u gaar ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*