26th April 2024  admin  Category :

General Mudan, oo ku baaqay in la Dayactiro Dugsigii Buraan ee Horumarinta Dadka waaweyn

Image

Sareeye Guuto Khaliif Ciise Mudan oo maalmahan ku sugnaa degmada Buraan ee gobolka Hayland ee Puntland ayaa ugu baaqay madaxda Puntland inay howl geliyaan Dugsiga Buraan ee Horumarinta reer Miyiga oo dawladdii Kacaanka ugu talo gashay inay Afar gobol oo ka mid ah Gobolada Soomaaliya ay kaa Faa’iidaystaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*