18th April 2021  admin  Category :

Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo Ku Eedeyay Fashilinta Wada Hadalada Doorashada


Midawga musharixiinta ayaa war ka soo saaray wadahadalada Dowladda Federaalka ay sheegtay in ay fashilmeen.

Xubnaha midawga musharixiinta ayaa sheegay in ay ka Walacaasan yihiin isku dayada Farmaajo uu ku doonayo in uu ku fashiliyo wadahadalada doorashada.

xubnaha musharixiinta ayaana Farmaajo ku eedeyay in uu marba marka ka dambeysa uu carqaladeynayo geddi socodka doorashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*