18th November 2017  admin  Category :

Allah ha u naxariistee  Adeer Cawad Casharo waxa  Salaadda Janaasada lagu tukanayaa maanta oo bishu tahay ‎Monday, ‎October ‎30, ‎2017 Salaada Duhur  iyo Masjidka  khalid bini Walid oo ku yaal  16 Bethridge Rd, Etobicoke, ON

(اللهم اغفر له وارحمه عا فه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدجله واغسله بالماء والتلج والبرد ونقه من الحطا يا كما ينقى الثوب الأبيض ا من الدنس وأبدله دارا خيرا من داره أهلأ جيرا من اهله زوجا خيرا من زوجه وادجله الجنة وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار)

3 thoughts on “Masaajidka Khaalid bini Walid صلاة الجنازة

  1. xussen foore

    Anagoo ah xussen foore iyo anigo Ku hadlayna magaca dhamaan reer foore waxan tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum (CAWAD CASHARO). Samir iyo Iimaan ilaahay ha ku manaysto eheladiisa

    Reply
  2. Abdirahman saed

    inaalilaah wa inaa ileehi raajicuun iniga oo ah abdirahmaan siciid madaxey waxaan halkaan tacsi uga dirayaa eheladii marxuum cawad ilaahna uga baryayaa dembi dhaaf iyo naxariis angoo dhan samir iyo iimaan.u

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*