1st May 2024  admin  Category :

SNM, garabka habarjelo oo sanad guuradii 13aad ee ay Laascaanood ku qabsadeen caawa soo weeraray Horufadhi

Maleeshiyaad kamid ah maamul Beeleedka SNM gaar ahaan Beesha Habar Jeclo ayaa Caawa weerar gaadmo ah ka fuliyay Duleedka Degmada Hrufadhie ee Gobolka Cayn,

Maleeshyaadkan Habar jeclo oo ka soo duulimaad tagay Qoilugud ayaa Weerarka Ku beegsady gaadhi iska rogo ah oo Duleedka Horufadhi Maraayay,

Khasaare dhaawac Ayaa jira inta hada la og yahay,

Ninka dhaawaca ah ayaa ah nin Dhulbahante ah gaar ahaan Axmed Garaad Wacays adaan,

Weerarkan Maleeshiyada Habar jeclo ku soo qaaday Horufadhi caawa ayaa ku soo beegmaya xili Soo guurdo badan oo habar jeclo ah ay ku sugan tahay Hawdka gobolka cayn kuwaaso halis amni dareemay caawa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*