26th April 2024  admin  Category :

Beelaha ay ka  soo jeedaan 11kii  Xildhibaan ee  aqalka sare ee Mooshinka Qaran dumiska  doonayey maanta

Xildhibaannada Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ku kala qeyb-samay ka doodista arrintii ku saabsaneed  sida ay xukuumadda Cali Kheyre ku dhiibtay Cabdikarim Qalbi-dhagax.

Guddoonka golaha shacabka ayaa axaddii waxaa ay isku raaceen in laga doodo arrinta Qalbi-dhagax, isla markaana go’aan laga gaaro sax iyo qalad ahaanshiyaha wixii dhacay, Laakin waxaa arrinkaasi maanta ka biyo-diiday Senatarro golaha ka tirsan.

Xildhibaannadan 21-ka ah, waa Xildhibaannaddii diiday in aqalka sare uu ka hadlo arrinta Qalbi-dhagax iyaga oo howsha gacanta u geliyay golaha shacabka.

Magacyada Xildhibaannada Diiday in Arrinta Qalbi-dhagax Laga Doodo:

  1. Ayuub Ismaciil Yusuf
  2. Iftin Xasan Mursal
  3. Xuseen Cali Xaaji
  4. Cabdisalaam Xaaji Maxamed
  5. Saciid Cabdi Xuseen
  6. Yusuf Geelle Ugaas
  7. Cabdiwaaxid Cilmi Goon-jeex
  8. Axmed Cabdi Xafid Maxamud (Bulsho)
  9. Cabdi Axmed Dhuxulow
  10. Zamsam Ibrahim Cali
  11. Fartun Cabdiqadir Karaama
  12. Deeqa Xasan Xuseen
  13. Axmed Cabdi
  14. Abokar Axmed Xaashi
  15. Timiro Maxamed Cali
  16. Naciimo Ibrahim Yusuf
  17. Jawaahir Axmed Cilmi
  18. Cabdullahi Cabdi Garuun
  19. Bootaan Barre Bootaan

2 Xildhibaan oo horay aan ugu jirin Liiska Senatorada ku doodayey in maanta aan laga hadlin Arrinta Qalbi-dhagax balse ku biiray liiskaas markii codka la geliyay…Labadan Xildhibaan waa:

  1. Xasan Faarax Xujaale
  2. Cabdirisaq Cismaan Xasan Cismaan Jurille.

Dhinaca kale, waxaa jiray Xildhibaanno aqalka sare ka tirsan oo aad u jeclaa in maanta laga dodo dhiibista xukuumadda Kheyre ee Cabdikarim Qalbi-dhagax, Xildhibaannada oo 11 ahaa waxaa looga adkaaday codbixintii la qaaday.

Magacyada Xildhibaannada Taageersanaa In Laga Doodo Maanta Dhiibista Kheyre ee Qalbi-dhagax:

Image result for muuse suudi dagaal ooge

Muuse Suudi Yalaxow Abgaal- wacbudaan

Maxamed Amiin Shiiq Cusmaan Abgaal, Harti Hawiye
Muna Cumar Xasan Beesha Isaaq
Axmed Xaashi Maqaabul, Ogaden, Daarood
Nuuro Faarax Jaamac Beesha Habar yoonis, Isaaq
Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) Beesha Reer Xaaji Saleemaan, habargidir, Hawiye
Maxamed Xuseen Raage(Surwaal-weyne). Xawaadle, Hawiye
Mustaf Maxamed Qoodax beesha Isaaq
Cabdikarim Maxamed Xasan Beesha Isaaq
Cabdirisaq Axmed Isaaq/Arab/Guulane, Isaaq
Cusmaan Axmed Macow Jaajeele, Hawiye

Laba Xildhibaan   oo kamid ahaa Xildhibaanadii Mooshinka doonayey   ayaa horay u  ahaa weriyaal, Muna Cumar Xasan ayaa muddo dheer ka tirsaneyd Warbaahinta Qaranka ee SNTV/Radio Muqdisho, halka Mustaf Maxamed Qodax uu ahaa agaasime ku-xigeenka Telefishanka SNM ee afka beelaha isaaq.

Xildhibaannada ka Ammusay oo 4 ahaa waxaa ka mid ahaa:

  1. Cabdillahi Sheekh Ismaaciil Fartaag
  2. Maxyudin Sheekh Cali Jaamac,
  3. Ilyaas Cali Xasan
  4. Zamsam Daahir Maxamud

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*