26th April 2024  admin  Category :

Daawo jabhad SNM ah, oo ka soo jeeda beesha Habar jeclo ee Isaaq,  oo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ugu khudbadeenaya in Somaliland tahay Dawlad oo aan loogu yeedhi karin maamul goboleed. Haddii ay SNM dawlad tahay muxuu ka dhex qabanayaa Baarlamaanaka Soomaaliya? Sidoo kale munaafaqnimada Maareeye dadka ay ugu yeedhaan Walaweynta lacagta canshuurta looga soo ururiyey ayuu doonayaa in Hargaysa lagu qayilo. Walaweynta waa erey ay beesha Isaaq u yaqaaniin Soomaalida Koonfurta gaar ahaan beelaha Hawiye.

https://youtu.be/oSHJhSE8zEg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*