26th April 2024  admin  Category :

Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland oo Garoowe Aas Ballaaran Loogu Sameeyey.

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Garoowe aas ballaaran loogu sameeyey guddoomiyihii maxkamadda sare ee Puntland Abukaate Marxuum Yuusuf Xaaji Nuur oo dhowaan ku geeriyoodey wadanka Turkiga.

Meydka marxuumka oo xalay ku baryey magaalada Jabuuti ayaa saaka laga so dejiyey garoonka diyaaradaha Gen Maxamed Abshir Garoowe, waxaana aaskiisa ka qaybgalay madaxweynaha Puntland, golayaasha dowladda, senator Faroole, xubno ka socda DFS, dowlad goboleedyada, isimo iyo ehelka marxuumka.

https://youtu.be/Nd44CvuyC4o

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*