26th April 2024  admin  Category :

Abwaan Hoori gacan yare, waa qoraaga kaliya ee Soomaaliga ah ee Buuga gabayada Carbeed wax ku qoray

Jaamacad ku taala dalka Saudi Arabia ayaa dhawaan daabacday buugga diiwaanka gabayada Carbeed kaasi oo ay wadajir u qoreen 30 qoraa oo kasoo kala jeeda dalalka ku midaysan jaamacadda carabta, Maxamuud Cali Aadan oo loo yaqaan (Abwaan Hoori gacan yare) ayaa ah qoraaga kaliya ee Soomaaliga ah oo buugaan wax ka qoray, wariyaheena Xassan dhagayare ayaa Badhan kula kulmay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*