26th April 2024  admin  Category :

Saynab Ugaas Yaasiin Ugaas Cabdiraxmaan, wasiir ku xigeenkii hore ee maaliyadda dawladda Puntland  ayaa Khudbad qiimo leh ka jeedisay sagootintii madaxweynijii hore ee Puntland Cabdiweli Cali Gaas

Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo xalay kulan casho sharaf ah u sameeyey dadkii lasoo shaqeeyey ayaa dhammaantood ka codsaday in si wanaagssan loola shaqeeyo xukuumadda Cusub.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*