26th April 2024  admin  Category :

Hooyooyinka Gobolka Sanaag oo ka hor yimid Kooxda lacagta ku bixisa Taayir gubidda

Hooyooyinka Gobolka Sanaag ayaa ka hor yimid Jabahadii dhowaan loogu dhawaaqay dalka Maraykanka oo ay maalgeliyaan qurba joogta Isaaq, Hooyooyinka Caruurta ku korsada Gobolka Sanaag ayaa fariintan u diray Qurba joogta jabhaddan samaystay ” Haddii caruurtiinu duigsiyo iyo Caafimaad idiin helaan , u ogaalada caruurtayadi amni helaan

Photo de Puntland Parliament.
Photo de Puntland Parliament.
Photo de Puntland Parliament.
Photo de Puntland Parliament.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*