26th April 2024  admin  Category :

Daawo  Diyaarad yar oo maalintii Isniinta Geed ku dhacday.

Kamarad ayaa qabatay Diyaarad yar oo ku  dul dhacaysa geed ku yaal meel gawaarida la dhigto ee k taal magaalada  Plainville, Connecticut, Maraykanka. 79 jirkii diyaaradan waday isaga waxa soo gaaray dhaawac yar

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*