27th April 2024  admin  Category :

Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa isku badaley shaqsi difaacaha danaha maamulka Hargeeysa, waxa uuna u arkaa in maamulka Hargeeysa uusan la mid aheeyn maamul goboleedyada kalle ee ka jira dalka Soomaaliya. Waxa uu ku eedeeyay maamul goboleedyada ka jira dalka ineey yihiin kuwo Itoobiya ku xiran, balse waxa uu ka reebay maamulka Hargeeysa oo iyagu ah kuwo aan ka dhamaan Itoobiya.

Waxa uu sidoo kalle ku eedeeyay dawladda federaalka ineey isku dayday in ay hor istaagto lacago gaar loo siin jiray maamulka Hargeeysa, balse dawladda federaalka ayaa u aragta in lacagtaas sida gaarka ah loo siin jiray maamulka Hargeeysa ay tahay mid aan xaq aheeyn. Difaacida uu difaacayey maamulka Hargeeysa ayaa xitaa sababtay inuu ka baxo mawduucii lag doodayey.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*