27th April 2024  admin  Category :

Kooxihii beesha Warsangeli ee WhatsAppka, ayaa markii ugu horaysay samaystay urur ay ku midaysan yihiin iyo Guddiyo ay dhexdooda ka soo xuleen oo ay ku sheegeen in hadda dhamaatay sheekadii hawada ay ku wada sheekaysan jireen oo diyaar u yihiininay dawlad ay samaystaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*