26th April 2024  admin  Category :

Ciise Xawar oo ay garab taagan tahay Yurub Amiin oo ka soo jeeda beesha Ayuub, ayaa xoolo loogu talo galay in lagu argagax geliyo bulshada gobolka Sool ka guddommay beesha Gudbiirsay  ee uu hogaamiyo Axmed Ismaaciil samatar. Ciise Xawar ayaa horay dadkii daka ugu xigay ay  jar ka tuureen  oo isaga oo shaqaysanaya oo qurbaha jooga  ku yiraahdeen ” yaan xilka Isaaq magcaabayo lagaaga dheereen ee boorsooyinkaaga soo qaado.

Maantana Ciise Xawar ma joogo meel uu ka laabto  aan ka ahayn  haddii uu talo qaadanayo inuu iska casilo xilka uu u hayo beesha  Isaaq  . Haddi kale sharciga ayaa qaban doona. Soomaaliya caalamku wuxuu u aqoonsan yahay hal dal oo dagaal kula jira argagixiso caalami ah, waxay ku siiyaan taageero si argagaixisada looga cirib tiri lahaa Soomaaliya, waxay u soo direen nabad ilaaliyaal  naftooda u horaya in Soomaali cagaheeda ku istaagto.Waxay Yurub ugu qabtaan shirar si Soomaaliya uga mid noqon lahayd bulashada Caalamka . Sidaas awgeed qof kasta oo dhiiri geliya in qaybo Soomaaliya ka mid xoog lagu sii haysto waa argagixiso aan raali ka ahayn ama ka soo hor jeeda    dedaalka ay wadaan Bulshada caalamka iyo in Soomaaliya laga cirib tiro Alshabaab iyo Daacish

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*