26th April 2024  admin  Category :

Doorashaddii SNM Dadkii u codeeyey Faysal Cali Waraabe, ma waxaan cayda Soomaalid kale ka ahayn  mid nool iyo mid dhintayba   ayeey ugu codeeyeen ?  Jawaabtu waa Maya. Guri Barwaqo wuxuu qoray soo maaha wuxuu ka bartay Faysal Cali waraabe,   Cabdi Waraabe iyo DHEEG. Ma jiro  siyaasi, Isim, waiir, haween dhalinyaro ka soo jeeda beesha Isaaq oo ka hadlay ama canbaareeyey i Bishan gudaheeda markii uu  Gudoomiyaha xisbiga Garxejis ee beelaha Isaaq  uu aflagaadeeyey qaar ka mid ah  beelaha Soomaaliyeed ee Jareer weyn iyo Midgaha

https://allsanaag.com/sanweynta-kaarayasha-lagu-ilaalinayo/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*