23rd October 2018  admin  Category :

Beelaha Soomaaliyeed ee Madhibaan iyo Isaaq oo isugu  hub urursanaya gobolada waqooyiga Sioomaaliya

Suldaan ka mid ah salaadiinta beesha Madhibaan oo maanta warbaahinta kula hadlaayey gudaha magaalaa hargaysa ayaa ku dhawaaqay dagaal iyo in ay samaysanayaan jabhada.

WAAR DAG DAG AH : BEESHA GABOOYE EE MADHIBAAN EE DEGTA SOMALILAND OO KU DHAWAAQEY JABHAD IYO SHIR AY ISKU IMANAYAAN

Slået op af GYL TV i Søndag den 12. august 2018

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*