27th April 2024  admin  Category :

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيم

BAAQ KU SAABSAN KA QAYB GALKA DHISMAHA MASAAJIDKA MAROODIJEEX/ CAYN

CAYN

Asalamu Aleykum
Waxaa dadka Muxsiniinta Soomaaliyeed ee Xasanaadka jecel oo dhan la ogeysiinayaa iney innagala qayb qaataan dhismaha Masaajidka Degmadda Cusub ee Maroodijeex/Cayn oo ah degaan cusub oo laga hirgeliyey Gobolka Cayn oo Beesha Khaalid hirgelisey.

Masaajidku halkaas ayuu marayaa. Dadka raba iney ka qayb qaataan dhismaha Masaajidka hala soo Xidheedheen
Samsam Cali Saleebaan ISXAAQ
Tel: 25264975055
Buuhoodle
Wabillahi Towfiq
Guddida Degmadda Maroodijeex/ Cayn
Ilaahay ayey Mahadi u Sugnaatey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*