14th August 2018  admin  Category :

Dowlada Somalia haday la hadlayso Maamulka Hargaysa  Waan soo dhawaynaynaa lakiin waa in ay Miisaankooda kula hadlaan oo ah Gobolada Waqooyi Galbeed iyo Togdheer Degmooyin ka mid ah .

 

Hoos ka daawo isimada Warsangeli ee Koonfurta iyo waqooyiha Soomaaliya

Islaan Hussein Xaaji
Garaad Abdilahi Ali ciid
Garaad Ali Aar oo ka mid ah isimada dhaqanka Kismaayo

Waa Shirkii jaraaid ee Shalay Wax garadka Gobolada Maakhir kaga hadleen Masiirka Gobolada Waqooyiga Somalia dhulkii laysku oran jiray . Somalia hal dowlad baa ka jirta waana Dowlada Faderal ka ah ee Somalia .Dhulka Soomaaliyeed ingiriisna maleh Xabashina ma leh ee Soomaali baa leh . Dowlada Somalia haday la hadlayso Maamulka Somaliland Waan soo dhawaynaynaa lakiin waa in ay Miisaankooda kula hadlaan oo ah Gobolada Waqooyi Galbeed iyo Togdheer Degmooyin ka mid ah . Umada Soomaaliyeed Midnimaan ugu baaqaynaa Reer Maakhir na in ay kulan isugu yimaadaan Gobolka Sanaag oo ah gobol u taagan Midnimada Somalia

Opslået af Seid Black på 12. marts 2018

 

i

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*