10th May 2024  admin  Category :

Walaalaha Dooxada Jubba oo diidan Dimoqraadiyadà Jubbaland

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay arimo la xiriira doorashooyinka la filaya in dhawaan ay ka qabsoomaan deegaanada Jubaland.

Hoos ka akhriso war saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya.



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*