26th April 2024  admin  Category :

Kursigii Xildhibaanimo ee  Daahir Cali Gargaar ka degay  ayaa dhowaan loo tartamayaa

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa maanta ku dhawaaqay qabashada doorashada Kursi ka bannaanadey Golaha Shacabka Kaasi oo uu banneeyay Ex Xildhibaan Daahir Cali Faarax Dahar, lagana soo doorto Gobolka Sanaag ee Dowlad Goboleedka Puntland. Xaliima Ibraahim Ismaaciil (Xaliimo yareey) ayaa sheegtay inay ku wareglinayaan odayaal dhaqameedka 135-ta ah odayaasha ugu jira beesha Kursigan iskaleh inay soo buuxiyaan soona gudbiyaan liiska 51 ergo doorasho sida waafaqsan sharciga iyo diiwaanka soo gudbinta liiska ergada.

Sida ay u badan tahay kurisgan waxa ku guulaysan doona wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamal Maxamed Xasan.  oo haysta kalsoonid beesha inteeda badan iyo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulaahi Cartan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*