29th March 2024  admin  Category :

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo aan ka tacsiyadeen Sarkaal ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo dhowaan lagu dilay maamulka Puntland,

Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo Sheegta inuu yahay taliayaha ciidanka booliska Soomaaliyeed, ayaa maanta mar uu ka khudbadeenayey magaalada Muqdisho aan

marna soo hadal qadin Sarkaal ka mid ahaa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo lagu magcaabi jiray Jaamac Saxardiid oo dhowaan lagu dilay magaalada Boosaaso, Taliyahan ayaa haba yaraatee tacsi u dirin Maamulka iyo shacabka Puntland iyo Qoyskii uu ka geeriyooday marxuumka. Hase ahaatee wuxuu ku dheeraaday amaanta madaxweyne Xasan Culusoow

BH0A9364

Daawo taliayaha oo sawirka isaga qaadaya sida Bilcanta dharka xayeesiisa, kuwooda loo yaqaan Modelka

vlcsnap-2016-12-19-17h02m22s157

vlcsnap-2016-12-19-17h02m29s227vlcsnap-2016-12-19-17h02m36s47vlcsnap-2016-12-19-17h02m42s100vlcsnap-2016-12-19-17h02m52s202

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*