17th January 2022  admin  Category :

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Qarjab, ayaa u sheegay saxafiyiinta Puntland ineey ka shaqeeyaan waxa dadka danta u ah, ayna ka foggaadaan fidnada iyo waxa dalka burburinaya.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*