5th February 2025 admin Category :
Xuska Todobaadka Dhiraynta Puntland ayaa laga xusay degmada Badhan Waxaana ka qayb gallay maamulka gobolka Sanaag, ka degmada Badhan iyo masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo isbadalka cimalada Puntland.