26th May 2022  admin  Category :

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa ka qeybgalay, Xuska Boqol-guurada kasoo wareegatay halgankii Daraawiishta. Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka koowaad ee Abukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xubno ka tirsan goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland, Hoggaan dhaqan, Haween, Dhallinyaro iyo kooxaha Suugaanta

Image may contain: 8 people, people standing and indoor
Image may contain: 3 people, people on stage and people standing
Image may contain: 13 people, crowd
Image may contain: 12 people, people sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*