
22nd February 2025 admin Category :
Suldaanka guud ee beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Ayaa maanta u gudbiyey Guddiga Ansixinta iyo xallinta khilaafadka Golaha Wakiilada DPL Liiska Xildhibaanada ku metelaya Gobolka Sanaag iyo Haylaan.
