27th November 2024 admin Category :
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland oo la hadlay Puntland TV ayaa ka warbixiyay doorka Puntland ay ka qaadatay heshiiskii arrimaha doorashooyinka dalka iyo korar lagu sameeyay Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada Badhan.