8th September 2024  admin  Category :

Xildhibaan Soomaali ah oo loo doortay baarlamanka Alberta, Canada

Xisbiga United Conservative Party (UCP) ee Canada ayaa mar kale kuraas aqlabiyad ah ku guuleystay doorashada gobolka Alberta oo dhacday Isniintii shalay.

Dhanka Soomaalida, waxey markii ugu horreysay yeesheen xildhibaan heer gobol oo ku matala baarlamanka gobolka Alberta, kaasoo guul kasoo hooyey magaalada Edmonton ee caasimadda gobolkaasi Alberta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*