
21st May 2025 admin Category :
Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo horay uga mid ahaa Golaha Wakiilada Puntlland, ayaa aad uga hor yimid Danaystayaal koox ka soo jeeda beesha Warsangeli \ oo horay Soomaaliya uga soo qabtay Wasiiro Federaal ah, kuwa Puntland ah iyo Gudoomiye Baarlamaan.
Kooxdan ayaa hadda ka shaqaynaysa siddii ay isaga hor keeni lahaayeen maamulka Puntland iyo Beesha Warsangeli si ay xilal uga helaan maamulka Khaatumo ee gacan saarka la leh ururka Hawiye Action Group ee uu hogaamiyo madaxweynaha Soomaaliya.
Xildhibaan Dhoore, oo maalmahan danbe aad uga soo hor jeeday hogaanka Puntland ayaa sida muuqata waxa dhibtay lugooyada loo soo wado gobolka Sanaag