28th March 2024  admin  Category :

Xildhibaan Daad oo Villa Wardhiigleey kula kulamy madaxda Soomaaliyeed.

Xildhibaan Cawil Daad, oo saaka baarlamaanka Puntland ka hor sheegay in amni xumo iyo akhlaaq xumo ka jiraan degaanada Puntland, ayaa intaanu fariintan loo soo qoray ka sheegi baarlamaanka Puntland wuxuu Muqdisho kula kulmay madaxda Soomaaliyeed.

Sawirka kore waa Xildhibaanka oo lagu soo dhoweenayo Garoonka Muqdisho, oo ay soo dhoweenayaan Agaasime ku-xigeenka Villa Wardhiigleey, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, Taliyaha Immigration-ka iyo Ku-xigeenkiisaba iyo Saddex kamida Tailayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Maqalaay Warlaay Ma Laguu Warramay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*