16th September 2024  admin  Category :

Xiisadda Baraawe oo haraysay kulankii Golaha Shacabka

Kulan uu maanta Muqdisho ku yeeshay baarlamanka Soomaaliya ayaa waxaa hareeyay doodo la xiriira dagaal dhawaan magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose ku dhex maray ciidamada militariga Soomaaliya iyo ciidamada daraawiishta ee maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo ay ku dhinteen 12 qof.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*