30th September 2022  admin  Category :

Madaxweeynihii hore Maxamed Ca/laahi Farmaajo, waxa uu shaqadiisa faraha uga qaaday ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Xasan Cali Kheyre waxa uu safaro ku tagay dawladdo badan, waxa uuna kala waday in badan oo ka mid ah shaqooyinka dawladda, waxaana u sahashay madaxbannaanidda loo siiye inuu guto shaqadiisa.

Balse waxaa is weeydiin leh, Xasan Shiikh oo ah nin safarada aad u jecel, jecelna inuu isaga meel kasta taagnaado, ineey suurtagal noqon karto inuu qeeyb ka siiyo shaqada Ra’iisal Wasaare Xamse. Muuqaalada hoose waa qaar ka mid ah safaradii Kheyre uu ku tagay dalka dibediisa.

Qaramada Midoobay, Waashigtan

Faransiiska

Itoobiya

Biljimka

Suudaan

Doxa, Qadar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*