
19th May 2025 admin Category :
afladaan waxaa ku kala jabay Labo koox oo kala ah Kooxda Habar Awal Iyo Kooxda Garxajis. Xaflada waxaa dhigtay Kooxda Wadani ee Garxajis waana sababta keentay in Kooxda Habar Awal ay Booliska la hadlaan oo ay ku Hanjabaan haddii aan Xaflada la joojin ay xoog ku gali doonaan halkaana fowdo ka dhici doonto. Booliska oo goobta yimi kaddib ayaa xoog ku joojiyay oo waxaa la maqlay hanjabaadii Kooxda Habar Awal.
Dadka maagaya Safaarada Soomaalida waxaan lee nahay Safaarada yaan laga been sheegin. Labo Beelood oo Hargeysa Siyaasadeeda isku haya ayaa isku baniday xaflada.
afladaan waxaa ku kala jabay Labo koox oo kala ah Kooxda Habar Awal Iyo Kooxda Garxajis. Xaflada waxaa dhigtay Kooxda Wadani ee Garxajis waana sababta keentay in Kooxda Habar Awal ay Booliska la hadlaan oo ay ku Hanjabaan haddii aan Xaflada la joojin ay xoog ku gali doonaan halkaana fowdo ka dhici doonto. Booliska oo goobta yimi kaddib ayaa xoog ku joojiyay oo waxaa la maqlay hanjabaadii Kooxda Habar Awal. Dadka maagaya Safaarada Soomaalida waxaan lee nahay Safaarada yaan laga been sheegin. Labo Beelood oo Hargeysa Siyaasadeeda isku haya ayaa isku baniday xaflada.Happy 18th May 🤲🏽 🎉#Somaliland 💚🤍❤️ pic.twitter.com/qmelELoTk8
— Tarabi (@Ilawadaag) May 18, 2025