15th January 2025 admin Category :
Wasiirka Qorshaynta dawladda Puntland iyo safiirka dalka Hindiya u fadhiya Soomaaliya ayaa Garowe ka furay xafiis bixin doona dal ku galka Hindiya oo awal loo doonan jiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.