![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2016/10/dhaha-624x312.jpg)
2nd February 2025 admin Category :
Taliyaha Booliiska Gobolka Haylan ayaa ka warbixiyey xaaladda nabadgelyada ee deegaanka, wuxuuna u fariin u diray maamulka Hargeeysa oo uu sheegay in aan dhulkaan waxba u awlin, dadka deegaanka u dhashay ee Hargeeysa joogana waxa uu ugu baaqay ineey deegaankooda ku soo noqdaan.