Dhageyso:Nabadoon Cali Diiriye “Dagaaladii hore aya la isku Bartay Reer Puntland Odayashina Yaysan Hoog idin ka Tuurin ee Nabada Qaata
Nabadoon Cali Diiriye Aloore Ayaa Ka Hadlaya Hadalka Nabadoon Xaarin ee Hurinta Xiisada Mudug Waxana uu Sheegay in idacadaha laga Dhaarto aysan Waxba soo Kordhin doonin Balse Nabada Ay Dan ugu Jirto Labada dhinac
Waxa uu sheagy in guryaha Quruxda badan iyo daraha gaalkacyo laga dhistay ay noqon koraan kuwa duma balse dhaarta nabada ee horay looga wada galay aysan wax dhaama aysan jirin
Waxa uu bulshada Reer Puntland uu ugu Baaqay in odayasha puntland ee dagaalka hurinaya aysan ku dabo feelin isagoo tilmaamay in dagaal labada dhinac aysan cidna xal ugu jriin
Hoos Ka Dhageyso Codka:
Loading...