20th September 2024  admin  Category :

Magaalada Colombus ee gobola Ohio waxaa ka dhacay dil la sheegey in uu geystay wiil Soomaali ah, kaas oo toogtey gabar kale oo Soomaali ah oo la sheegey inuu xiriir kala dhaxeeyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*