
12th March 2025 admin Category :
Allah u naxariistee waxa hadda lagu dilay degaanka Dhabka laga qodo ee buuraha Cal madow ee MILXO Wiil ka mid ahaa xoogsataddii halkaa ka shaqaysanaysey.
Allah ha u naxariistee Cabdulqaadir Bare Geele ayaa waxa dilay Ina Haybe Xasan Shire

Labada wiilba waxay ka soo wada jeedaan gobolka Sanaag
ALLSANAAG.COM