19th October 2024  admin  Category :

Saraakiil ugu magacawnaa gobolka Sanaag maamulka Hargeeysa ayaa ka hor yimid amar lagu siiyey ineey weerar ku qaadaan magaalada Badhan iyo deegaanada kalle. Arrintan ayaa ah mid guul ah mar haddii dadka deegaanka u dhashay ee la socday beesha Isaaq ay garteen ineey qaldanaayeen.

Hadaba, deegaanka ayaa waxaa ka socda abaabul ku aadan sidii la isaga cellin lahaa beesha Isaaq, dadka gobolkana waxaa loogu baaqayaa in si wadajir ah ay meel oga soo wada jeestaan cadawga illaahay ka furtay.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*