4th October 2024  admin  Category :

Waxaa magaaladda Laascaanood lagu soo dhaweyay odayaal ka mid ah hoggaanka dhaqanka ee ka yimid Koonfurta Soomaaliya. Hadaba, wadahadalka ay ku leeyihiin Laascaanood kadib, odayaasha ayaa la filayaa ineey u kicitimaan dhinaca magaaladda Hargeeysa si ay ulla soo kulmaan SNMta hoggaankooda.

Hase ahaatee, lama filayo in ay wax weeyn ka soo bixi doonnaan wadahadalka ka dhici doona dhinaca Maamulka Hargeeysa, maadaama maamulkaas uusan dooneeyn in ay ciidankooda kala baxaan deegaanadda beesha Dhulbahante. Hadaba Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha ku aadan wadahadalkaas iyo xaalka gobolka uu ku suganyahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*